Looking for more resources for supporting parents during COVID-19? Visit the Start Talking Now Facebook page.

Latest News

You are here

Home » Communities » Latest News » Latest News

Read this page in English.

Cudurka safmareenka ee COVID-19 ayaa saamayn wayn ku yeelanaysa caafimaadka dhimirkeenna oo tobaneeyo-jiryaasha ayaa khaasatan u nugul. Maadaama maskaxdooda ay wali soo koreyso, oo aanay nolosha waxyaabo badan ka soo marin wali, dhammaan shucuurta ay dareemayaan—niyad xumada, carada, cadaadiska, iyo go'doonka—ayaa aad uga sii xoog badan. Cilmibaaristu waxay muujineysaa in inta lagu jiro aafada COVID-19, dhalinyaradu ay u badan tahay inay muujiyaan astaamo dhexdhexaad ah ama daran oo niyad jab ama walbahaar leh (Mental Health America). In ka badan kala bar tobaneeyo-jireyaasha ayaa ka warbixiyay... read more